WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Sahamin Cusub Oo Shidaal La Bilaabi Doono

Hargaysa(W,N)-Wasiirka Wasaarada Macdan iyo Tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa markii ugu horaysay sheegay in dib loo bilaabi doono Sahamin Cusub oo Shidaal.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/kJWP1b1fCd4

Exit mobile version