WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaal La Sheegay In Uu Shalay Ka Dhacay Deeganka Tuko-Raq

Hargeysa (W,N):-Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa ka hadlay isku dhac Deegaanka Tukaraq ku dhexmaray Ciidamada Qaranka Somaliland iyo kuwa Maamul Goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version