Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaal La Sheegay In Uu Shalay Ka Dhacay Deeganka Tuko-Raq | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaal La Sheegay In Uu Shalay Ka Dhacay Deeganka Tuko-Raq
January 29, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):-Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa ka hadlay isku dhac Deegaanka Tukaraq ku dhexmaray Ciidamada Qaranka Somaliland iyo kuwa Maamul Goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS