WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin U Diray Madaxwaynaha Soomaaliya

Hargeysa (W,N):-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadley xaalada deeganka Tuko-raq ee gobolka Sool,Waxaanu si cad u sheegay in Dawlada Faderaalka ah ee Soomaaliya ay xaalado dagaal ka wado deeganada bariga Somaliland isla markaana ay wasiiro ka mid ah xukuumada Farmaajo ku soo xad gudbeen dhulka Somaliland.

Sidoo kale Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa sheegay in Tuko-raq ay tahay dhulkii Somaliland isla markaana aaney Somaliland ku duulin dhul ay maamulka Puntland leedahay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version