Badhtamihii qarnigii labaatanaad ee taariikhda miilaadiga ayay ahayd waxaa soo baxayey warbixino iyo sheekooyin ka hadlaaya ragga xidhan suudhka madow ee dhamaystiran kuwaas oo inta badan dalbada macluumaad ku sabsan shaqsiyaad iyo wayaabo qariib ah iyadoo in badani aaminsan tahay inay u shaqeeyaan xukuumada dalka maraykanka.
https://youtu.be/Rn-m1OYswnQ