WAJAALE NEWS

War Deg Dega Daawo: Gudoomiye Cirro Oo Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Colaadii Darar-wayne

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha XIsbiga Mucaarida Ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta Cisbitaalka Magaalada Hargaysa ku booqday dadkii ku dhaawacmay Colaadii Deeganka Dararwayne.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/UCXcSROAnFs

 

 

Exit mobile version