WAJAALE NEWS

Wasiir Cali Mareexaan Oo Xisbiyada Mucaaridka Ugu Baaqay In Aanay Carqaladayn Gurmadka Suuqa Waaheen Iyo Dadaalka Maayarka Mooge.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland cali xasan cali mareexaan ayaa xisbiyada mucaaaridka ugu baaqay in aanay carqaladayn gurmadka loogu jiro suuqa waaheen iyo shaqada uu hayo maayarka caasimadu oo uu sheegay in uu maayar uyahay caasimada balse aanu maayar u ahayn xisbiyada mucaaridka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version