WAJAALE NEWS

Haayada Xuquuqal Insaanka Oo Ka Hadashay Dad Rayid Ah Oo Ciidamada Maraykanku Ku Laayeen Gudaha Somaliya.

MUQDISHO(W,N)- Haayada xuquuqal insaanka ee human rights  watch ayaa canbaaraysay dad rayid ah oo ciidamada maraykanku ku laayeen gudaha somaliya bilihii lasoo dhaafay.

Sidoo kale haayada xuquuqal insaanka  ayaa soo bandhigtay tirada dadka rayidka ee ciidamada maraykanku ku dileen somaliya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version