Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha garabka Haweenka ee Xisbi xaakimka talada Somaliland haya ee Kulmiye Dalays Shire Faarax, ayaa kulan balaadhan magaalada Hargeysa ugu qabatay guddoomiyeyaasha Garabyada Haweenka ee Xisbiyada Waddani iyo Ucid.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka