Hargeysa (W,N):- Shirwayne lagaga arin sanayay dib u habaynta qorshaha Cadaalada iyo Xabsiyada Somaliland ayaa maanta ka furmay Hotel Ambasador ee Magaalada Hargaysa.
Shirkan waxaa ka soo qayb galay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici, Wasiirka Wasaarada Cadaalada Cabdiqani Maxamuud Caateeye, Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Asluubta iyo Hay,addaha qaramaada Midoobey ee Somaliland ka taageera arimaha Cadaalada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office