|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirwayne Lagaga Arin Sanayo Dib U Habaynta Qorshaha Cadaalada Iyo Xabsiyada Somaliland Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa
January 29, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Shirwayne lagaga arin sanayay dib u habaynta qorshaha Cadaalada iyo Xabsiyada Somaliland ayaa maanta ka furmay Hotel Ambasador ee Magaalada Hargaysa. Shirkan waxaa ka soo qayb galay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici, Wasiirka Wasaarada Cadaalada Cabdiqani Maxamuud Caateeye, Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Asluubta iyo Hay,addaha qaramaada Midoobey ee Somaliland ka taageera arimaha Cadaalada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|