WAJAALE NEWS

Khilaaf Culus Oo Soo Kala Dhex Galay Wasiirada Wasaaradaha Ciyaaraha Iyo Maaliyada Somaliland

Hargeysa (W,N):-Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa ka soo hor jeestay Go,aan uu Wasiirka Maaliyadu Uu Ku kala diray Kooxdii ku Ciyaaraysay Magaca Wasaarada Maaliyada waxaana uu Wasiirka Ciyaaruhu sheegay in aan la kala diri Karin Naadiyada Kubada Cagta.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version