Hargeysa (WJN)– Xoghayaha golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa maanta mudanayaasha labada Baarlamaan ee Wakiilada iyo Guurtida ku wergeliyay inuu baaqday fadhigii aan Caadiga ahayn ee ay maalinta berito ah ku balansanayaayeen labada Gole uu baaqday,isagoo sheegay inay fasaxoodii caadiga ahaa ay galaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com