Adis Ababa(W,N) Madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta safar ugu baxay dalka dalka ibootiya hadaba Waftiga Madaxwaynaha ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay caasimada dalkaka etoobiye ee adis ababa
Madaxwayne muuse biixi ayaa waxaa u kulan la yeeshay raysalw asaaraha dalka itoobiya haile maryam disaile.
Halkan ka daawo muuqaalka warkan,