WAJAALE NEWS

Daawo: Garyaqaanka Guud Qaranka Oo Digniin U Diray Cid Kasta Oo Ka Hortimaada Go,aankii Raasiga Berbera

Hargaysa(W,N)-Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland ayaa ka hadlay Go,aankii uu Madaxwayne Muuse Biixi ku laalay Raasiga Dekeda Magaalada Berbera waxaana uu sidoo kale  digniin u diray cid kasta oo ka hortimaada Go,aankii Raasiga Berbera.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version