WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah: Soomaali Lagu Diley Deegaanka Oromada Ee Itoobiya

Addis.Ababa(W,N)-Deegaano ka mid ah ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dad Soomaali ah oo tiradooda ay gaadheyso 65 qof lagu diley tuullada Gadule ee hoostagta degmada Darullow.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version