HARGAYSA(W,N) Oday maxamed xasan Dalab Oo ah mulkilaha dhul xukumadu xoog ku dhisanayso islamarkaana maanta xoog lagaga raray qoyskiisa ayaa ka hadlay dhacdadaasi iyo xadhig iyo dhibaatay lagula kacay caruur iyo dumar
Sidoo kale xubnahan ayaa jawaab kulul kabixiyay hadal kasoo yeedhay agaasimaha madaxtooyada oo si dheel dheela uga qadiyada qoyskan iyo sifaha lagula wareegay dhulkooda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;