“War Uma Haynso Safarka La Sheegayo In Uu Madaxwayne Farmaajo Ku Tagayo Hargaysa”Wasiirka Warfaafinta Somaliya.
MUQDISHO(W,N)-Dawlada somaliya ayaa markii uhoraysay ka hadashay safarka hadal hayntiisu bulshada ku badnayn labadii maal mood ee lasoo dhaafay oo lagu sheegay in madaxwayne farmaajo socdaal ku tagayo magaalada hargaysa ee jamhuuriyada Somaliland
Wasiirka warfaafinta maareeye xayir ayaa ka hadlay isagoo sheegay in aanay jirin wax war ah oo ay ka og yihiin tagitaanka hargaysa ee madaxwayne farmaajo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/YlT8eXYVwxE