WAJAALE NEWS

Muxuu Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Ka Yidhi Xukuumadda Cusub Ee Uu Soo Dhisay Muuse Biixi Iyo Sababta Ay Uga Qayb Gali Waayeen Caleemo Saarkiisa.

Hargeysa(W,N)-Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah hogaanka sare ee Xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay sida uu u arko Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxwayne Muuse Biixi Cabdi iyo waliba sidoo kale sababta ay uga qayb gali waayeen xafladii caleemo saarkiisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version