Muxuu Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Ka Yidhi Xukuumadda Cusub Ee Uu Soo Dhisay Muuse Biixi Iyo Sababta Ay Uga Qayb Gali Waayeen Caleemo Saarkiisa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muxuu Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Ka Yidhi Xukuumadda Cusub Ee Uu Soo Dhisay Muuse Biixi Iyo Sababta Ay Uga Qayb Gali Waayeen Caleemo Saarkiisa.
December 16, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah hogaanka sare ee Xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay sida uu u arko Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxwayne Muuse Biixi Cabdi iyo waliba sidoo kale sababta ay uga qayb gali waayeen xafladii caleemo saarkiisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS