WAJAALE NEWS

Dadka Naafada Ah Ee Ku Nool Magaalada Hargeysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shaacana Ka Qaaday In Dallada Ay Ku Miidobeen Naafadu Ay Tahay Mid Dad Gaar Ah U Afduuban

Hargeysa(W,N)-Naafada ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa cabasho balaadhan ka muujiyay masuuliyiinta dallada ay ku midoobeen naafada Somaliland,waxaana ay shaaciyeen in dalladu ay dad gaar ah u afduuban tahay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

Exit mobile version