Dadka Naafada Ah Ee Ku Nool Magaalada Hargeysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shaacana Ka Qaaday In Dallada Ay Ku Miidobeen Naafadu Ay Tahay Mid Dad Gaar Ah U Afduuban | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadka Naafada Ah Ee Ku Nool Magaalada Hargeysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shaacana Ka Qaaday In Dallada Ay Ku Miidobeen Naafadu Ay Tahay Mid Dad Gaar Ah U Afduuban
December 3, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Naafada ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa cabasho balaadhan ka muujiyay masuuliyiinta dallada ay ku midoobeen naafada Somaliland,waxaana ay shaaciyeen in dalladu ay dad gaar ah u afduuban tahay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

wjn-xayaysiis

 

COMMENTS
LINKS