Gabiley(W,N) Halkan Ka Daawo Warbixin lagu eegayo masuuliyiinta xilalka qaranka hayay mudo xileedkii madaxwaynihii hore somaliland Axmed Siilaanyo Min Heer Qaran ilaa mid Degmo ismarkaana ku kacay Musuq Maasuqa Baahsan.
Iyadoo Diirada lagu saaray kaalinta uu kaga jiro Xubnahaasi Xalaalaystay Hantida Umada Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed amiin Cumar Cabdi
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;