GABILEY(W,N)-Hordhaca Barnaamijka Masraxa Musharax ee Tvga Qaranka Somaliland oo Habeenkii xalay lagu qabtyay magaalada gabiley ayaa marti ku ahaa maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo markale usharaxan golaha deegaanka degmada Gabiley.
Musharax Maayar maxamed Amiin ayaa barnaamijkan ayaa bulshada ku dhaqan magaalada gabiley ku waydiiyeen su,aalo la xidhiidha wax ku kalifay in uu markale isa soo sharaxo,waxyaabaha uqorshaysan
Sidoo kale maayarka ayaa barnaamijkan lagu waydiiyay waxyaabaha uu ka qabtay gobolka gabiley mudadii uu xila maayarka ka hayay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HORDHACA BARNAAMIJKA MASRAXA MUSHARAX IYO MAAYAR AMIIN;