DAAWO; Waxka Baro Masuuliyiinta Xilalkii Ay Qaranka Uhayaan Ka Taajiray Iyo Kaalinta Uu Kaga Jiro Maayarka Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waxka Baro Masuuliyiinta Xilalkii Ay Qaranka Uhayaan Ka Taajiray Iyo Kaalinta Uu Kaga Jiro Maayarka Magaalada Gabiley.
December 15, 2017 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Halkan Ka Daawo Warbixin lagu eegayo masuuliyiinta xilalka qaranka hayay mudo xileedkii madaxwaynihii hore somaliland Axmed Siilaanyo Min Heer Qaran ilaa mid Degmo ismarkaana ku kacay Musuq Maasuqa Baahsan.

Iyadoo Diirada lagu saaray kaalinta uu kaga jiro Xubnahaasi Xalaalaystay Hantida Umada Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed amiin Cumar Cabdi

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

COMMENTS
LINKS