HARGAYSA(W,N) Wasiirka Cusub ee Wasaarada arimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed kaahin Axmed ayaa maanta si rasmiya xilkii ugala wareegay wasiirkii hore ee wasarada Yasiin Maxamuud Faratoon
Xaflada xil wareejinta o kadhacday Hoolka Wasaarada Arimaha Gudaha ayaa waxa madashan laga jeediyay hadalo badan oo iskugu jiray sabootin iyosoo dhawaynta masuulka cusub/.