GABILEY(W,N) DAAWO ; Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Dr Maxamed Daahir ayaa maanta Ka Qayb Galay Daahfurka Mashruuca Hormarinta Beeraha Iyo Biyaha Ee Gobolka Gabiley.
DAAWO ; Wasiirka Wasaarada Beeraha Oo Ka Qayb Galay Daahfurka Mashruuca Hormarinta Beeraha Iyo Biyaha Ee Gobolka Gabiley.
