WAJAALE NEWS

DAAWO Wariye Coomade Oo Sheegay In Uu Tartamaayo Xoghayaha Ururka Solja.

coomaadeHargeisa (WJN):waxa maanta hankiisa mushax nimo soo bandhigay wariye coomaade oo ka tirsan warbaahinta ka hawlgasha magalada hargeisa waxan uu sheegay in uu u sharaxn yahay xubinimada hoghayaha ururka suxufiyiinta ee solja

isaga oo arintaasi ka hadlayana waxa u shaxaad ka bixiyay heerarkii kala duwanaa ee uu ururku soo maray in iyo in uu xilku yahay qori isku dhiib

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version