Hargeisa (WJN):waxa maanta hankiisa mushax nimo soo bandhigay wariye coomaade oo ka tirsan warbaahinta ka hawlgasha magalada hargeisa waxan uu sheegay in uu u sharaxn yahay xubinimada hoghayaha ururka suxufiyiinta ee solja
isaga oo arintaasi ka hadlayana waxa u shaxaad ka bixiyay heerarkii kala duwanaa ee uu ururku soo maray in iyo in uu xilku yahay qori isku dhiib
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane