GABILEY (W,N) Qaarkamida Suxufiyiinta kala duwan ee Ka Hawlgala Gobolka Gabiley Ayaa Si Adag U Canbaareeyay Xadhiga Uu Maayarka Magaalada Berbera kula kacay Labada Wariye oo Ku Xidhan Magaalada Berbera kuwasi oo mudo ku xidhan xabsiyada gobolka saaxil.
DAAWO; Suxufiyiinta Ka Hawlgala Gobolka Gabiley Oo Si Adag U Canbaareeyay Xadhiga Labada Wariye Ee Ku Xidhan Magaalada Berbera.
