WAJAALE NEWS

DAAWO;-Warbaahinta Gobolka Awdal Oo Canbaareeyay Xadhiga 4Suxufi Oo Magaalada Boorama Ku Xidhan.

BOORAMA(W,N)-Suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta madaxa banana ee gobolka awdal ayaa manta si kulul ucanbaareeyy xadhiga afar wariye ooo maalintii afaraad ku xidhan magaalada boorama .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version