HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta madaxa banana ee somaloiland ayaa ka hadlay xadhiga xukuumadu kula kacday wariye bushaaro baadey oo mudo bil ah ku xidhan magaalada hargaysa islamarkaana ilaa hada lagu soo oogin danbiga ay xukuumadu uhaysato
Sidoo kale suxufiyiinta ayaa xukuumada ugu baaqay I ay suxufiyada xoriyadeeda deg deg ugu soo celiso.