HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa maalmihii udanbeeyay la baahinayay isagoo la sawiran masuuliyiin xilal kahaya somaliya iyo madaxwaynihii hore ee somaliya sheikh a=shariif iyadoo la sheegay in uu kulan qarsoodiya kula yeeshay magaalada adis ababa.
Hadaba wasiir kuxigeenka warfaafinta ayaa daadifeeyay sawiraadaa laga baahiyay xaqiiqadooda isagoo sheegay qaar in ay yihiin foto shop halka uu ka sheikh shariif tafaasiir ka bixiyay wakhtigii uu ahaa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;