WAJAALE NEWS

Daawo: Haweenka Gobolka Gabiley Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Marwadii Hore Qaranka Somaliland Aamina Waris

Gabiley(W,N)-Haween waynaha ku dhaqan Magaalada Gabiley ayaa shahaado sharaf ku maamuusay Marwadii hore qaranka Somaliland Aamina Sheekh Maxamuud Jirde.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version