HARGAYSA (W,N) Dib Umilicso Madaxwayne Maxamed Xaaji Ibraahim cigaal oo warbixinaya shir uu ka qaybgalay Jabuuti iyo waxyaabihii uu kala kulmay isagoo si farshaxanimo leh usharaxaya arimihii uu la kulmiye iyo dabcan siyasada Arimaha Dibada + Aragtida madaxwaynaha jabuuti Xasan Guuleed ka yidhi shirkii .
SIdoo kale madaxwaye cigaal ayaa sheegay in ay gabi ahaanba badaleen siyaasada arimaha dibada Somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA;