WAJAALE NEWS

Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Ka Waramay Taariikhdii Marxuum Cigaal Iyo Dhacdooyin Xiiso Leh Oo Uu Goob Joog Uga Ahaa!

HARGAYSA(W,N)-Muj Cabdilaahi Iimaan Dirawal oo ka qaybgalay munaasibad lagu xusayay sanad guuradii kasoo wareegtay geeridii madaxwaynihii hore ee somaliland marxuum maxamed xaaji ibraahim cigaal ayaa ka waramay taariikhdii marxuum cigaal iyo dhacdooyin uu goob joog uga ahaa isagoo katirsanaa golihii wasiirada ee xukuumadii marxuum maxamed xaaji ibrhaami cigaal

Sidoo kale muj cabdilaahi dirawal ayaa ka sheekeeyay sidii marxuum cigaal qoyskiisa uga xakameeyay xukunka iyo ganacsiga dalka isagoo ka waramay talaabadii uu ka qaaday inan uu dhalay cigaal oo dalka shidaal keenay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version