WAJAALE NEWS

Daawo: Ciidamada Booliska Gobolka Sool Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Rag Gacan Ku Dhiig Layaal Ah

Laascaanood(W,N)-Ciidamada Booliska Gobolka Sool ayaa caawa gacanta ku soo dhigay Rag gacan ku dhiig layaal ah oo falal dil ah ka gaystay gudaha Magaalada Laascaanood.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/eDR6cvO7zlc

Exit mobile version