Daawo: Ciidamada Booliska Gobolka Sool Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Rag Gacan Ku Dhiig Layaal Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Ciidamada Booliska Gobolka Sool Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Rag Gacan Ku Dhiig Layaal Ah
December 19, 2017 - Written by Reporter:

Laascaanood(W,N)-Ciidamada Booliska Gobolka Sool ayaa caawa gacanta ku soo dhigay Rag gacan ku dhiig layaal ah oo falal dil ah ka gaystay gudaha Magaalada Laascaanood.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/eDR6cvO7zlc

COMMENTS
LINKS