WAJAALE NEWS

Daawo: Cali Khaliif Oo Hargaysa Soo Gaadhay, Kulan Casho Sharaf Ahna La Qaatay Qaar Kamid Ah Siyaasiyiinta Somaliland

Hargeysa(W,N)-Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof” Cali Khaliif Galaydh ayaa soo gaadhay magaalada waxaana munaasibad casho sharaf ah uu la qaatay Madaxwayne Ku-Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Exit mobile version