Daawo: Cali Khaliif Oo Hargaysa Soo Gaadhay, Kulan Casho Sharaf Ahna La Qaatay Qaar Kamid Ah Siyaasiyiinta Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Cali Khaliif Oo Hargaysa Soo Gaadhay, Kulan Casho Sharaf Ahna La Qaatay Qaar Kamid Ah Siyaasiyiinta Somaliland
December 2, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof” Cali Khaliif Galaydh ayaa soo gaadhay magaalada waxaana munaasibad casho sharaf ah uu la qaatay Madaxwayne Ku-Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

wjn-xayaysiis

COMMENTS
LINKS