Hargaysa(W,N)-Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa waxay maanta Qaraar adag ka soo saareen Kaadhadh Codbixineed oo la Iibsaday,Waxaanay sheegeen in qofkii lagu qabto Kaadh Codbixineed oo aanu lahayn in lagu Xukumayo Lix Bilood Ilaa Laba Sanadood oo Xadhig ah iyo Ganaax lacageed oo ah Shan Boqol oo Kun iyo Laba Milyan oo Shiling Somaliland ah.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Wariye Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office