|
|||||
WAJAALE NEWS
Deg Deg Daawo: Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Qaraar Adag Ka Soo Saaray Kaadhadhka La Iibsanayo
November 6, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa waxay maanta Qaraar adag ka soo saareen Kaadhadh Codbixineed oo la Iibsaday,Waxaanay sheegeen in qofkii lagu qabto Kaadh Codbixineed oo aanu lahayn in lagu Xukumayo Lix Bilood Ilaa Laba Sanadood oo Xadhig ah iyo Ganaax lacageed oo ah Shan Boqol oo Kun iyo Laba Milyan oo Shiling Somaliland ah. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Wariye Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:Dareenada Ka Dhashay Magacaabista Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale Oo Xigaal... Xidhibaan Ibrahim Axmed Haybe Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Falka Uu Ku Kacay Tvga Universal. Xukuumada Oo Quful Saartay Xafiiskii Ka Garnaqa Dacwadaha Dhulka Kadib Xukun Ay Kasoo Saareen Dacwad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|