WAJAALE NEWS

Daawo: Qaabkii Maanta Magaalada Laascaanood Looga Dareeray Codaynta Doorashada Madaxtooyada Somaliland

Laascaanod,(W,N)-Waxaa saaka si balaadhan shacab waynaha ku dhaqan magaalada Laascaanod ee xarunta gobolka Sool ay ugu dareereen codaynta doorashada madaxtooyada Somaliland,iyaga oo dadkuna safaf dhaadheer u galay sidii ay ugu codayn lahaayee murrashax ay taageersan yihiin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

 

Exit mobile version