WAJAALE NEWS

Ganacsatada Dalka Jabuuti Oo Ku Yaboohday Lacago Lagula Tacaalayo Xanuunka Coronavirus.

JABUUTI(W,N)-Qaarkamid ah ganacsatada dalka jabuuti ayaa ku yaboohay dhaqaale ay ugu talo galeen in lagula tacaalo xanuunka coronavirus kaasi oo faro baas wakhtigan ku haya dalka jabuuti

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version