Berbera (WJN)- Waxaa dekeda magaalada Berbera ku xaniban Taarikadii cusbaa ee gaadiidka iyadoo arrintan loo aanaynayo khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay Wasiirada wasaaradaha Maaliyada iyo Gaadiidka.
Isu-duwaha wasaarada Gaadiidka Aadan Maxamed Aadan ayaa waxa uu ka hadlay waxyaabaha sababay in dekeda ku xanibnaadaan taarikada cusub ee gaadiidka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka