WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddani Oo Taageero Baaxadle Ku Soo Bandhigay Magaalada Gabiley

Gabiley,(W,N)-Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee Magaalada Gabiley ayaa saaka u kala hadhin oo isu soo baxyo baalaadhan ka sameeyay fagaaraha khayriyada ee Magaalada Gabiley,Waxaana halkaa kala hadlay masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gabiley.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Exit mobile version