LAASCANOOD(W,N)-xildhibaanada Labadaa Gole ee Baarlamaanka somaliland Ee Laga soo doorto Gobolada Sool iyo Buuhoodle Iyo Qaarkamid ah Xildhibaanada Goleyaasha deegaanka degmooyinka Laascaanood, Taleex iyo Xudun ayaa maanta siwada jir ah warbaahinta ula hadlay kuwasi oo ka hadlay xaalada magaalada laascanood.
Kulan kan ayaa ka qabsoomay Xarunta Gobolka Sool ee magaalada laascanood kuwaasi oo ka hadlay arimo door ah.
1.Nabadgalyada iyo Xasiloonida Gobolka Sool
- wax ka qabashada dhibaatooyinkii ka dhacay Gobolka Sool
3.xaaladda dadkii ka barakacay magaalada laascaanood.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;