Hargaysa(W,N) Agaasimihii Hore ee Madaxtooyada Somaliland Marwo Khadra Xaaji Gaydh Oo dhawaan Madaxwayne Muuse Biixi umagacaabay Gudomiye Kuxigeenka Haayada Dhawrista Tayada ayaa gabi ahaanba ka Biyo Diiday Xilkaa loo Magacaabay Waxaanay Sheegtay In Ay iska casishay Xilka Gudoomiye kuxigeenk Hayada Dhawrista Tayada taasi oo ay ku Sobobaysay in Aanu Hankeedi Ahayd Booskan
Dhanka kale Marwo khadra xaaji gadhy ayaa intaa ku dartay in ay jiraan arimo ugaara oo ay doonayso in ay u madax banaanaato’’
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;