Xisbiga Waddani Oo Taageero Baaxadle Ku Soo Bandhigay Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Taageero Baaxadle Ku Soo Bandhigay Magaalada Gabiley
October 26, 2017 - Written by Reporter:

Gabiley,(W,N)-Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee Magaalada Gabiley ayaa saaka u kala hadhin oo isu soo baxyo baalaadhan ka sameeyay fagaaraha khayriyada ee Magaalada Gabiley,Waxaana halkaa kala hadlay masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gabiley.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
LINKS