Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa fariin adag maanta waxa uu u direy saddexda xisbi Qaran ee loolanka adag ku dhex marayo hanashada hogaaminta talada dalka waxaana uu u soo jeediyay Murashaxiinta tartamaya inay dadka ku hantaan waxqabkooda iyo barnaamijyadooda siyaasadeed.Sidoo kale waxaa uu mudanayaasha Golaha Guurtida u soo jeediyay inay ka shaqeeyaan sidii ay Doorashadu u qabsoomi lahayd
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan